Wax ka baro Dhiganaha “Wax-barashada Qurbaha Iyo Hagaha Ardayga “
By Adan Omar Hirsi - February 21, 2018
Burburkii dawladdi dhexe kadib waxaa meesha ka baxay waxyaabo badan oo ugu horreeyo amniga, waayitaanka amnigana waxaa lagu waaya asaaskii nolosha ee ay lahaan lahayd bulsho, sida goobihii wax-barasho, caafimad, ganacsi, beerihii iyo dhamman khayraadkeenni dabiiciga ahaa ee aan maanta indhaha ka fiirsanyno isagoo layacan, dad shisheeyana ku faaidaan. Maadaama ay daraasadeennu diiradda saaraysay dhanka waxa-brashada ayaa waxaan luminnay fursadda dib u noolaynta...