MUXUU KADHIGANYAHAY HAL-KUDHIGGA NABAD&NOLOL EE XUKUUMADDA MD FARMAAJO
By Adan Omar Hirsi - January 11, 2018
Markaan fiirino hal kudhigga Nabad&Nolol waxuu tibaaxayaa ama kakoobanayhay labo erey (compound word) oo mid waliba micno gooni ah iyo sharraxaad badan u baahanyahay, tusaalae ahaan ereyga koobaad waa “NABAD” Nabad: nabaddu waa eray noolaha oo dhan aqoon fiican u leeyihiin, hamuun iyo hiloow weyna ay u qabaan, Nabaddu waa “Xaalad degennaansho iyo xasillooni, ayna ka dheertahay qas iyo arga-gax noocuu doono ha...